Fal Celinta Bulshada Ee Sanadguuradii 10aad Ee adeegga  EVCplus

Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud oo ah shirkada hogaamisa suuqa isgaarsiinta Soomaaliya ayaa u dabaaldageyso sanad guurada 10aad ee adeeggeeda EVC Plus (Electronic Virtual Cash). EVC plus oo ah adeeg u ogolaanaya macaamiisha Hormuud inay ku diraan kuna helaan lacag mobilkooda. Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya EVC Plus waxa uu ka yahay adeegyada ay bulshada iyo ganacsigooda maalinlaha … Continue reading Fal Celinta Bulshada Ee Sanadguuradii 10aad Ee adeegga  EVCplus